Qiimaha: $12.00 Qiimaha aan gadno: $9.60
Caynul-jaaluut
Qisadii Jabintii muslimiintu jabiyeen Ciidamadii gaalada ahaa ee xooga badnaa ee TATAARKA
Waa filimi kartoon ah oo si faahfaahsan uga sheekaynaya qisadii sidii ay ciidamadii xoogga badnaa ee tataarku u qabsadeen dunda islamaka inteeda badan oo ay ku jirto caasumadda khaliifadda islamka ee baqdaad qarnigii 6-7 ee hijriga iyo qaabkii muslimiintu isugu diyaariyeen una jabiyeen xoogagii tatarka markooda dagaalkii ay ku kala baxeen ee caynuljaaluut.
wuxuu ku duuban yahay 1 DVD
Halkan Ka Tijaabi Codka Kitaabka Usuulu-salaasah!