Qiimaha: $20.00 Qiimaha aan gadno: $16.00
Dawlatul Al-muraabiduun
Dr. Cali Muxamed Assalaabiy
Magaca Kitabka: Dawalatul Muraabiduun Fandka laga alifay: Siiro - Taariikh Cidda Aliftay Kitaabka: Cali Maxamed Assalaabiy Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi Faah-faahin kooban: Kitaabkaan wuxuu qoraayaashu si quruxbadan oo xiise leh ugu soo guuriyeen taariikhdii dawaladii islaamka ee la oran jiray Dawlatul Muraabiduun ee ka dhisantahay Maqribul carabi. taariikhdaas oo kamid ah tiiriikhda dahabiga ah ee in badan oo bulshada muslimka ahi aysan war u haynin!
Faah-faahin kooban:
Kitaabkaan wuxuu qoraayaashu si quruxbadan oo xiise leh ugu soo guuriyeen taariikhdii dawaladii islaamka ee la oran jiray Dawlatul Muraabiduun ee ka dhisantahay Maqribul carabi. taariikhdaas oo kamid ah tiiriikhda dahabiga ah ee in badan oo bulshada muslimka ahi aysan war u haynin!