Welcome Guest [Login | Register]
Information
Allaabaha: 637
Qeybaha: 53
Lacagta: US Dollars
Lacagaha

  Mailing List
  Adeega Maktabada
Nidaamka ka yaal badeecada lasoo celinayo

Badeecada Maktabadda Laga gatay waxaa lagusoo celin karaa mid kamid ah sababa hoos ku xusan:

1- In loo soo diray badeeco khalad ah oo aanan ahayn midii uu dalbaday kalyantigu
2- In badeecadu leedahay ceeb uu ku iibsaday
3- In badeecadii loo soo diray aysan soo gaarin

Kalyantigu waa in uu maktabadda kusoo wargaliyaa muddo 14 bari ah gudahood sababta uu usoo celinayo badeecada asaga oo soo raacinaya rasiidkii badeeca looga iibiyey , intaas ka dib maktabadda waxaa xaq loogu leeyahay inay u badasho badeecadaas.

Fadlan e-mail ama telefoon noogu soo sheeg faah-faahinta badeecada aad soo celinayso, ceebta aad kusoo celinayso, waxaana kuugu soo jawaabaynaa muudo 48 saacadood ah gudahood inshaa Allaah.

Cinwaanka Maktabadda Maanta
Maktabadda Maanta
Heimdalsgade 8-10
2200 KBH N
Denmark

Tlf.: 0045-35 84 03 01
E-mail: info@maanta.net



 
Dambiisha Adeega
Dambiishaadu Waa Faaruq.
Allaabta: 0
Total: $0.00


Bandhigga Maktabadda Maanta ee Mu,tamarka Gotonborg 27/06/2013 - 01/07/2013 & Qiimo Jabin ilaa 30% ah ee Ha Moogaan
Adress | Heimdalsgade 10 | 2200 KBH N | Denmark | Tlf.: +45 35840301 |Viber/Whatisup.: +45 91709191| E-mail: mmaanta@hotmail.com