Welcome Guest [Login | Register]
Information
Allaabaha: 637
Qeybaha: 53
Lacagta: US Dollars
Lacagaha

  Mailing List
  Adeega Maktabada
Shuruudaha Damaanadda

Maktabadda Islaamiga ah ee Maanta© waxay kuu siinaysaa damaanad manshuuraadkeeda ( cd/dvd) orjinaalka ah hadii la buuxiyo shuruudaha soo socda.

1- Damaanadaan waxay dabooleysaa ceebaha farsamo ee manshuuraadka (cd/dvd) ee maktabadda, madabooleyso adeegsi-xumada xagga iibsadaha ka dhalata.

2- Iibsadihii buuxiya shuruudaha wuuxu xaq maktabadda ugu leeyahay inay u badasho manshuuraadkaas (cd/dvd) mucayanka ah.

3- Hadii manshuuraadka (cd/dvd) maktabaddu ku xumaadaan waxaan ahayn qodobka 1aad loona keeno maktabadda Maanta © xaq wuuxu u leeyahay kalyantigu in loo badalo asagoo bixinaya 25% (afarmeelood meel) qiimaha uu joogo.

4- Mudada damaanadaan waa 6 bilood oo ka bilaabanaysa maalinta uu gato manshuradkaas.

5- Damaanadu waxay gaar ku tahay manshuuradka orjinaalka ah ee laga gato maktabadda ama mid ka mid ah wakiiladeeda ee ah cd ama dvd.

6- Si ay damaanadu u hirgasho waa in iibsaduhu macluumaadkiisa ka diiwaangaliyaa maktabadda muddo 14 bari ah gudahood asaga oo u maraya mid kamid ah qaababka hoos ku xusan.

Internetka.: www.maanta.net ama www.maktabad.com

Telfax.: +(45) 35 84 03 01

Fg: Marka aad foomkaan buuxiso oo aad noosoo dirto daabaco oo meel dhigo qoraalka kuusoo baxa waa shahaadadaadii damaanadda.



 
Dambiisha Adeega
Dambiishaadu Waa Faaruq.
Allaabta: 0
Total: $0.00


Bandhigga Maktabadda Maanta ee Mu,tamarka Gotonborg 27/06/2013 - 01/07/2013 & Qiimo Jabin ilaa 30% ah ee Ha Moogaan
Adress | Heimdalsgade 10 | 2200 KBH N | Denmark | Tlf.: +45 35840301 |Viber/Whatisup.: +45 91709191| E-mail: mmaanta@hotmail.com