Welcome Guest [Login | Register]
Information
Allaabaha: 637
Qeybaha: 53
Lacagta: US Dollars
Lacagaha

  Mailing List
  Adeega Maktabada
Mulakhas Al-mufiid fii cilmi Tajwiid
Mulakhas Al-mufiid fii cilmi Tajwiid

Mulakhas Al-mufiid fii cilmi Tajwiid

Qiimaha: $13.00
Qiimaha aan gadno: $10.40

Kode Allaab: SH. Mohamed Ahmed Macbad
Ku jirta Allaab 

Inta xabo:

Bookmark and Share



Warbixin Allaab

Mulakhas Al-mufiid fii cilmi Tajwiid
SH. Mohamed Ahmed Macbad


Magaca Kitabka: Mulakhas AL-mufiid fii cilmi Tajwiid
Fandka laga alifay: Quraan iyo culuuntiisaUsulul FIqhi
Cidda Aliftay Kitaabka: SH. Mohamed Amed Macbad
Cidda Sharaxday:
Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi -

Faah-faahin kooban:

Kitaabkaan wuxuu ka mid yahay kitaabda laga alifay fanka lagu magacaabo fannu tajwiid ee lagu daraaseeyo axkaamta akhrinta quraanka waana kitaab si wanagsan oo tafatiran uga hadlaya  fanka intaas waxaa dheer mualifka kitaabku waa sheekh qaari ah oo muddo badan ku hawlanaa barista quranka khibrad dheerna u leh cilmigaa kitabku waa kitaab u dhaxeeya kitaabada bilowg ah ee cilmigaan aanan wada kobin iyo kitaabda dhaadheer 


Macaamiisha iibsaday Mulakhas Al-mufiid fii ci... waxay sidoo kale iibsadeen:
Dambiisha Adeega
Dambiishaadu Waa Faaruq.
Allaabta: 0
Total: $0.00


Bandhigga Maktabadda Maanta ee Mu,tamarka Gotonborg 27/06/2013 - 01/07/2013 & Qiimo Jabin ilaa 30% ah ee Ha Moogaan
Adress | Heimdalsgade 10 | 2200 KBH N | Denmark | Tlf.: +45 35840301 |Viber/Whatisup.: +45 91709191| E-mail: mmaanta@hotmail.com