Qiimaha: $18.00 Qiimaha aan gadno: $14.40
Tawxiidka Ilaahay Film dvd Af-soomaali
Magaca Kitabka: Tawxiidka Alle Fandka laga alifay: Diini Cidda Aliftay Kitaabka:Iftiin media Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-Soomaali
Faah-faahin kooban: Filimkaan waxaa loo doobay qaab ilmaha caqligodu uu qadi karo wuxuuna ilmaha u qeexayaa Kalinimada Alle scw iyo Sifaadkiisa aanan lala wadaagin. Filimka waxaaa jilaya carur soomaaliyeed oo ku hadlaya afsoomaali, sido kale wuxuu filimku si maqal iyo muuqaal ah u muujinayaa awoode Alle scw ayada oo ilmaha laga dhextusayo khalqiga Alle kaligiiis abuuray sida cirka, dhulka, buuraha, noolaha kaladuwan iwm.
.