Welcome Guest [Login | Register]
Information
Allaabaha: 637
Qeybaha: 53
Lacagta: US Dollars
Lacagaha

  Mailing List
  Adeega Maktabada
Tawxiidka Ilaahay
Tawxiidka Ilaahay

Tawxiidka Ilaahay

Qiimaha: $18.00
Qiimaha aan gadno: $14.40

Kode Allaab: TAW337
Ku jirta Allaab 

Inta xabo:

Bookmark and Share



Warbixin Allaab

Tawxiidka Ilaahay
Film dvd Af-soomaali

Magaca Kitabka:   Tawxiidka Alle
Fandka laga alifay:     Diini
Cidda Aliftay Kitaabka:Iftiin media
Cidda Sharaxday
Luqadda uu ku qoran yahay
 Af-Soomaali

 

 Faah-faahin kooban:
Filimkaan waxaa loo doobay qaab ilmaha caqligodu uu qadi karo wuxuuna ilmaha u qeexayaa Kalinimada Alle scw iyo Sifaadkiisa aanan lala wadaagin. Filimka waxaaa jilaya carur soomaaliyeed oo ku hadlaya afsoomaali, sido kale wuxuu filimku si maqal iyo muuqaal ah u muujinayaa awoode Alle scw  ayada oo ilmaha laga dhextusayo khalqiga Alle kaligiiis abuuray sida cirka, dhulka, buuraha, noolaha kaladuwan iwm.

.


Macaamiisha iibsaday Tawxiidka Ilaahay... waxay sidoo kale iibsadeen:
Dambiisha Adeega
Dambiishaadu Waa Faaruq.
Allaabta: 0
Total: $0.00


Bandhigga Maktabadda Maanta ee Mu,tamarka Gotonborg 27/06/2013 - 01/07/2013 & Qiimo Jabin ilaa 30% ah ee Ha Moogaan
Adress | Heimdalsgade 10 | 2200 KBH N | Denmark | Tlf.: +45 35840301 |Viber/Whatisup.: +45 91709191| E-mail: mmaanta@hotmail.com