Welcome Guest [Login | Register]
Information
Allaabaha: 637
Qeybaha: 53
Lacagta: US Dollars
Lacagaha

  Mailing List
  Adeega Maktabada
Tuxfatusaniyah (Naxwe) & Nadmu Cimriidi
Tuxfatusaniyah (Naxwe) & Nadmu Cimriidi

Tuxfatusaniyah (Naxwe) & Nadmu Cimriidi

Qiimaha: $16.00
Qiimaha aan gadno: $12.80

Kode Allaab: TUX522
Ku jirta Allaab 

Inta xabo:

Bookmark and Share



Warbixin Allaab

Tuxfatusaniyah (Naxwe)
(Sharaxa Aajarumiyah)

Sh. C/qaadir Cukaasha


Waa 1 CD oo MP3 ah & Galka ay ku jiraan oo ay ku dhanyihiin 33 darsi oo Kitaabka Tuxfatusaniyah ( sharaxa Aajaruumiyah) ka kooban yahay midkiibana soconayo muddo saacad ( taqriiban 60 min) ah.


Hadii aad kumpuyuutar ku dhagaysaneysid duruustaan waxa cd-ga ku duuban barnaamij kitaabka Tuxfatusaniyah ( sharaxa Aajaruumiyah) oo maqal & muuqaal ah taas macnaheedu waa kitaab uma baahnid.


  Barnaamijka wuxuu ka kooban yahay 

  Wajahadda Hore ee Barnaamijka

 

Sharaxa Cimriidi / Sh. M. Yamani

  

Sharaxa Tuxfatusaniyah / Sh. C.Cukashah

 

 


Macaamiisha iibsaday Tuxfatusaniyah (Naxwe) & ... waxay sidoo kale iibsadeen:

  • Trailer

Dambiisha Adeega
Dambiishaadu Waa Faaruq.
Allaabta: 0
Total: $0.00


Bandhigga Maktabadda Maanta ee Mu,tamarka Gotonborg 27/06/2013 - 01/07/2013 & Qiimo Jabin ilaa 30% ah ee Ha Moogaan
Adress | Heimdalsgade 10 | 2200 KBH N | Denmark | Tlf.: +45 35840301 |Viber/Whatisup.: +45 91709191| E-mail: mmaanta@hotmail.com