Welcome Guest [Login | Register]
Information
Allaabaha: 637
Qeybaha: 53
Lacagta: US Dollars
Lacagaha

  Mailing List
  Adeega Maktabada
Furaha Ganacsiga
Furaha Ganacsiga

Furaha Ganacsiga

Qiimaha: $22.00
Qiimaha aan gadno: $17.60

Kode Allaab: FURP2
Ku jirta Allaab 

Inta xabo:

Bookmark and Share



Warbixin Allaab

Furaha Ganacsiga
Bilaabista & Kobcinta ganacsiga

Magaca Kitabka:   Furaha Ganacsiga
Fandka laga alifay:     Ganacsi
Cidda Aliftay Kitaabka: Siciid Cali Shire
Cidda Sharaxday
Luqadda uu ku qoran yahay
 Af-Soomaali

 

 Faah-faahin kooban:

Buuggaan oo muuqaal fiican ka bixinaya bilaabista, kobcinta iyo badbaadinnta ganacsiga, ku qoran af-Soomaali miidh ah, una qoran qaab cilmiyeysan wuxuu:

*Muuqaal fiican kaa siinayaa: sida loo helo fikrad ganacsi, loo horumariyo, looguna badalo ganacsi shaqaynaya

*Sifiican kaaga haqabtirayaa sidaad ku xulan lahayd ganacsi samayn kara koboc iyo faa,iido fiican, iskana caabin  kara taratanka

*Talaabo talaabo kuu tusinayaa sidaad u sameyn lahayd: qorshe ganacsi, qorshe suuqgeyn, qorshe maaliyadeed iyo qaab fakar itiraatiiji ah

*Daawo u raadinta waxayaahaba ganacsiyada soomaalidu ku liitaan sida: istiraatiijiyadda, maaliyadda, suuqgeynta iyo tartanka

Buugaan oo ku salaysan filmibaaris socotay muddo dheer, aqoon iyo waayo,aragnimo, waa mid heer kasta oo aad kaga jirto ganacsiga kugu kordhinaya aqoon, ganacsigaagana ka dhigaya mid ka dhex muuqda sayladaha ganacsiga

 


Macaamiisha iibsaday Furaha Ganacsiga... waxay sidoo kale iibsadeen:
Dambiisha Adeega
Dambiishaadu Waa Faaruq.
Allaabta: 0
Total: $0.00


Bandhigga Maktabadda Maanta ee Mu,tamarka Gotonborg 27/06/2013 - 01/07/2013 & Qiimo Jabin ilaa 30% ah ee Ha Moogaan
Adress | Heimdalsgade 10 | 2200 KBH N | Denmark | Tlf.: +45 35840301 |Viber/Whatisup.: +45 91709191| E-mail: mmaanta@hotmail.com