Welcome Guest [Login | Register]
Information
Allaabaha: 637
Qeybaha: 53
Lacagta: US Dollars
Lacagaha

  Mailing List
  Adeega Maktabada
Hogaamiye
Hogaamiye

Hogaamiye

Qiimaha: $25.00
Qiimaha aan gadno: $20.00

Kode Allaab: FURX2
Ku jirta Allaab 

Inta xabo:

Bookmark and Share



Warbixin Allaab

Hogaamiye

Siciid Cali Shire

Magaca Kitabka:   Hogaamiye
Fandka laga alifay:     Hogaaminta
Cidda Aliftay Kitaabka: Siciid Cali Shire
Cidda Sharaxday
Luqadda uu ku qoran yahay
 Af-Soomaali

 

 Faah-faahin kooban:

Buugaan oo ah buuggii u horreeyey ee ka hadla hogaaminta, kuna qoran af-Soomaali una qoran qaab cilmiyeysan wuxuu:

*Sawir dhammaystiran kaa siinayaa muhiimmaadda hoggaamintu u leedahay horumarka dawladda, shirkadda, iyo hay,adaha khayriga ah

*Raadraac u sameynaaa masiibada hoggaan xumida ee ku habsatay Soomaaliya ( meesha ay kasoo bilaabatay, waqtigii ay soo bilaabatay iyo dadka horseedka u ahaa intaba)

*Wuxuu muuqaal dhamaystiran kaa siinayaa hogaamiyaha dhibaatada ka saari kara Soomaaliya

*Talaabo talaabo kuu tusinayaa sidii aad u noqon lahayd hogaamiye isbadal horseeda

qoraha buugga


Macaamiisha iibsaday Hogaamiye... waxay sidoo kale iibsadeen:
Dambiisha Adeega
Dambiishaadu Waa Faaruq.
Allaabta: 0
Total: $0.00


Bandhigga Maktabadda Maanta ee Mu,tamarka Gotonborg 27/06/2013 - 01/07/2013 & Qiimo Jabin ilaa 30% ah ee Ha Moogaan
Adress | Heimdalsgade 10 | 2200 KBH N | Denmark | Tlf.: +45 35840301 |Viber/Whatisup.: +45 91709191| E-mail: mmaanta@hotmail.com