Qiimaha: $15.00 Qiimaha aan gadno: $12.00
Nihaayatul Caalam Sh. Muxamed Alcureyfi
Magaca Kitabka: Nihaayatul caalam Fandka laga alifay: Diini/ Cidda Aliftay Kitaabka: SH. Muxamed Alcureyfi Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi
Faah-faahin kooban: Kitaabkaan wuxuu mualifku ku qeexaya calaamada iyo tilmaamaha waaweyn ee ka horeeya dhamaadka aduunka sida yajuj iyo ma juud, daabdii, dabkii iwm