Qiimaha: $11.00 Qiimaha aan gadno: $8.80
Masiixu Dajaal & Duufsigiisa
Sh. Yuusuf Axmed
Muxaadaradaan Qiimaha badan wuxuu sheekhu si faahfaahsan uga hadlayaa khatarta uu leeyahay Masiixu Dajaal ( oo ah ruux akhiro samaanka soo baxya oo ilaahnimo sheeganaya umado badanna ay ku fidnoomayaan oo ay raacayaan) & sida uu u duufsanayo adoomada.
Nabigeena scw waxaa ka sugnaaday inuu yiri "Nabi kasta oo Alle (scw) soo diro wuxuu umadiisa uga digi jiray Masiixudajaal " ficlan Nabigeenuna scw aad ayuu uga digay umadiisa
waa 1 cajal oo video ah oo arjinala ah & galka uu ku jiro
Halkan Ka Tijaabi Codka Kitaabka!