Qiimaha: $11.00 Qiimaha aan gadno: $8.80
Sameynta iimanaka Gabadha Muslimadda ah
Sh. Maxamed Rashaad
Muxaadaradaan Qiimaha badan wuxuu sheekhu si faahfaahsan uga hadlayaa iimaanka & sida uu u saameyo gabadha muslimadda ah & sida uu u badalo saluukiyaadkeeda. waa 1 cajal oo video ah oo arjinala ah & galka uu ku jiro
Muxaadaradaan Qiimaha badan wuxuu sheekhu si faahfaahsan uga hadlayaa iimaanka & sida uu u saameyo gabadha muslimadda ah & sida uu u badalo saluukiyaadkeeda.
waa 1 cajal oo video ah oo arjinala ah & galka uu ku jiro
Halkan Ka Tijaabi Codka Kitaabka!