Qiimaha: $17.00 Qiimaha aan gadno: $13.60
Kulafaa,u Raashidiin
Magaca Kitaaabka: Khulafaa,u Raashidiin Fandka laga alifay: Taariikh Cidda Aliftay Kitaabka: Sh. Muxamed Ayuub Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi
Faah-faahin kooban:
Kitaabkaan wuxuu si tafatiran usoo koobayaa taariikh-nololeedkii 4-tii khulafaa,u raashideen ee musliminta ( Abuubakar- Cumar- Cuthmaan iyo Cali ) Allaha raali ka noqdee Mu,alifku wuxuu culeyska ku saarayaa qormadiisa in uu sawir buuxa kaa siiyo taariikhnololeedkii horseedayaashaaas khayrka - ee uu nabigeenna suubani scw nagu booriyey in aan raacno wadadooda- . noloshoodii xiligii jaahiliga iyo islaankaba iyo waxqabadkoodi aadka u weynaa