Qiimaha: $20.00 Qiimaha aan gadno: $16.00
Saxaabiyaat Xawla Rasuul scw
Sh. Maxamuud Masri Magaca Kitabka: Saxaabiyaat xawla rasuul Fandka laga alifay: Taariikh Cidda Aliftay Kitaabka: Sh. Maxamuud Masri Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi Faah-faahin kooban: Kitaabkaan wuxuu qoraaru wuxuu ku qaadaal dhigayaa taariikh nololeedkii iyo mawaaqiftii ay istaageen qaar kamid ah gabdhihii saxaabada Allaha raali ka noqdee, shekhuna wuxuu si xiise leh usoo bandhigayaa gabdhahaas cibaadadoodii, cilmdalabkoodii, geesnimdoodii, sugnaantoodii iyo dhicayo kale oo ku dayasho mudan kana mid ah taariikh-nololoodkoodii.
Faah-faahin kooban:
Kitaabkaan wuxuu qoraaru wuxuu ku qaadaal dhigayaa taariikh nololeedkii iyo mawaaqiftii ay istaageen qaar kamid ah gabdhihii saxaabada Allaha raali ka noqdee, shekhuna wuxuu si xiise leh usoo bandhigayaa gabdhahaas cibaadadoodii, cilmdalabkoodii, geesnimdoodii, sugnaantoodii iyo dhicayo kale oo ku dayasho mudan kana mid ah taariikh-nololoodkoodii.