Qiimaha: $20.00 Qiimaha aan gadno: $16.00
Sarf Al-Kaafi
Sh. Ayman
Magaca Kitabka: Sarf Al-Kaafi Fandka laga alifay: Nawaha luqadda carabiga Cidda Aliftay Kitaabka: Sh. Ayman Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi Faah-faahin kooban: Kitaabkaan waa kitaab ka mid ah kitaabada laga alifay Fanka loo yaqaan Safiga luqadda carabiga kuwa ugu fiican uguna faahfaahsan. Qoraaga kitaabkaan wuxuu raacayaa qaab cusub oo mucaasir ah oo fudud, kaas oo sahlaya aradayda in ay fahmaan gad-gadoonka kalimadda carabig ah , sidas oo kale wuuxu xooga saaray in tusaalayaasha uu kitaabkisa ku keenayo ka keeno kitaabka quraanka iyo sunnada nabigeena scw
Fandka laga alifay: Nawaha luqadda carabiga Cidda Aliftay Kitaabka: Sh. Ayman Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi
Faah-faahin kooban:
Kitaabkaan waa kitaab ka mid ah kitaabada laga alifay Fanka loo yaqaan Safiga luqadda carabiga kuwa ugu fiican uguna faahfaahsan. Qoraaga kitaabkaan wuxuu raacayaa qaab cusub oo mucaasir ah oo fudud, kaas oo sahlaya aradayda in ay fahmaan gad-gadoonka kalimadda carabig ah , sidas oo kale wuuxu xooga saaray in tusaalayaasha uu kitaabkisa ku keenayo ka keeno kitaabka quraanka iyo sunnada nabigeena scw