Qiimaha: $60.00 Qiimaha aan gadno: $48.00
Sharxu Usuul ictiqad Ahlisunnah wal jamaacah(7mujallo) Imaam Laklakaai
Magaca Kitabka: Sharxu Usuul Ictiqad Ahlisunnah wal Jamaacah Fandka laga alifay: Caqiido Cidda Aliftay Kitaabka: Imaam laklakaai Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi
Faah-faahin kooban:
Waa kitaab kutubta caqiidaa ah ee asalka u ah caqiidada ahlisunnah wal jamaaha ifinayana manhajkooda caqidada ah ee waafaqsan fahamkii salafka