Qiimaha: $50.00 Qiimaha aan gadno: $40.00
Sharx Al-qasiidati Al-nuuniyah(4mujallo) Imaam Ibnulqayim Al-jawzi
Magaca Kitabka: Sharx Al-qasiidati Al-nuuniyah Fandka laga alifay: Tawxiid Cidda Aliftay Kitaabka: Imaam Ibnuqayim Aljawzi Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi
Faah-faahin kooban:
Kitaabkaan wuxuu sharxaya kitaabka qiimaha badan ee gabayga caqiidada ah ee uu alifay imaamka weyn ibnuqayim aljawzi waxaana sharxay labada imaam ee M saalix ibnucuthaymiin iyo ibnu sacdi