Qiimaha: $17.00 Qiimaha aan gadno: $13.60
Mukhtasar Macaarij AL-qubuul imaam xaafid Axmed xikami
Magaca Kitabka: Mukhtasar Macaarij AL-qubuul Fandka laga alifay: Tawxid Cidda Aliftay Kitaabka: imaam xaafid Axmed xikami Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi -
Faah-faahin kooban:
Kitabkaan waxa lagu soo gaabiyey kitabka labada mujalo ah ee maacarijul qubuul kaasoo lagu sharxay tixaha caqiidada islaamka laga tiriyey ee lagu magacaabo sulamul wusuul ilaa cilmil uusuul ee uu alifay , sharxayna imaamkii weynaa ee xaafid axmed al-xikami .