Qiimaha: $15.00 Qiimaha aan gadno: $12.00
Aclaam Sunnatil Manshuurah Calaamah Xaafid Xikami
Magaca Kitabka: Aclaam Sunnatil Manshuurah Fandka laga alifay: Tawxid Cidda Aliftay Kitaabka: Xaafaid Xikami Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi -
Faah-faahin kooban:
Kitaabkaan waa kitaab caqido ah ooaad u qiimi badan mualifkuna uu ku qeexayo caqiidada toosan ee kitaabka iyo sunnada u salaysan .