Welcome Guest [Login | Register]
Information
Allaabaha: 637
Qeybaha: 53
Lacagta: US Dollars
Lacagaha

  Mailing List
  Adeega Maktabada
Kitaabu Tawxiid ( icjaazul cilmi fiil qur,aan Al-kariim
Kitaabu Tawxiid ( icjaazul cilmi fiil qur,aan Al-kariim

Kitaabu Tawxiid ( icjaazul cilmi fiil qur,aan Al-kariim

Qiimaha: $14.00
Qiimaha aan gadno: $11.20

Kode Allaab: KIT513
Ku jirta Allaab 

Inta xabo:

Bookmark and Share



Warbixin Allaab

Kitaabu Tawxiid ( icjaazul cilmi fiil qur,aan Al-kariim
Sh. Cabdilmajii Zandaani 


Magaca Kitabka: Kitaabu Tawxiid ( icjaazul cilmi fiil qur,aan Al-kariim
Fandka laga alifay: Tawxid
Cidda Aliftay Kitaabka:Sh. Cabdilmajii Zandaani
Cidda Sharaxday:
Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi -

Faah-faahin kooban:

Kitaabkaan waa kitaab aad u qiimi badan waxaana  laga alfiy  xujooyinka iyo tilmaamaha cadcad ee kusoo arooray quraanka kariimka ah ee tusaya jiritaanka iyo kalinimada alle weyne. mu,alifku wuxuu soo aroorinya arimo cilmi ah oo  badan oo quraanku hory ugawaamay aadanuhuna uu ogaaday xiligan aan  joogno sida marxaladaha kala duwan ee uu maro abuurka ilmaha caloosha hooyadiis kujir,  cirka , merayaasha, xidigaha , badaha iyo biyahoda iyo arimo kale.Sidoo kale mu,alifku wuxuu kusoo aroorinaya markhaati fur aqoonyahano farabdan oo reer galbaad ah ay ka marag fureen xaqnimada armaha  cilmiga a ee quranku  ka waramay.


Macaamiisha iibsaday Kitaabu Tawxiid ( icjaazu... waxay sidoo kale iibsadeen:
Dambiisha Adeega
Dambiishaadu Waa Faaruq.
Allaabta: 0
Total: $0.00


Bandhigga Maktabadda Maanta ee Mu,tamarka Gotonborg 27/06/2013 - 01/07/2013 & Qiimo Jabin ilaa 30% ah ee Ha Moogaan
Adress | Heimdalsgade 10 | 2200 KBH N | Denmark | Tlf.: +45 35840301 |Viber/Whatisup.: +45 91709191| E-mail: mmaanta@hotmail.com