Qiimaha: $18.00 Qiimaha aan gadno: $14.40
Sharaxa Caqiidatu-waasidiyah
Sh. M. ibnusaalix Al-cuthaymiin
Kitaaabka oo ah 1 mujallo wuxuu ka kooban yahay 342 warqadood oo ah sharaxa kitaabka caqiidatu waasidiyah waxaana alifay sheekh. maxamed ibnusaalix alcuthaymiin (rl).