Qiimaha: $16.00 Qiimaha aan gadno: $12.80
1-Usuul-mincilmil-usul 2-Qawaacid-fiqhiyah
Sh. M. Cabdi Cumar Umal Waa 1 CD oo MP3 ah & Galka uu ku jiro oo ay ku dhanyihiin 30 darsi oo uu ka kooban yahay Kitaabka Usuul-mincilmi-usuul doo uu alifay M. Saalixi Cuthaymiin raximahullaah & 6 daris oo uu ka kooban yahay kitaabka Qawaacid Fiqhiyah ee uu alifay Ibnusacdi raximahulaah.
Halkan Ka Tijaabi Codka Kitaabka!