Qiimaha: $32.00 Qiimaha aan gadno: $25.60
Saxiix Sunan Ibnimajih
Sh. Shariif C/nuur Xasan
Waa 2 CD oo MP3 ah & Galka ay ku jiraan oo ay ku dhanyihiin 80 darsi oo Kitaabka Saxiix Sunan Ibnimajih oo uu alifay imaam Muxamed Naasirudiin Al-albaani (alleha u naxariisto) ka kooban yahay midkiibana soconayo muddo saacad (60 min) ah.
Halkan Ka Tijaabi Codka Kitaabka!