Qiimaha: $16.00 Qiimaha aan gadno: $12.80
Sifatusalatinabiy (scw) & 40-ka Xadiis
Sh. M. C. Umal & Cumar-faaruuq X. C. Suldan Waa 1 CD oo MP3 ah & Galka uu ku jiro oo ay ku dhanyihiin 20 darsi oo uu ka kooban yahay Kitaabka Sifatusalaatinabiy ( ee uu alifay sh. M. Nasirudiin Al-albaaniyi rl) & 12 daris oo uu ka kooban yahay kitaabka: 40-xadiise ee imaam nawawi.
Halkan Ka Tijaabi Codka Kitaabka Sifatusalatinabiyi scw!
Halkan Ka Tijaabi Codka Kitaabka Abcaiinka!