Qiimaha: $16.00 Qiimaha aan gadno: $12.80
Laamiyatul-afcaal (sarfi)
Sh. C/qaadir Cukaasha
Waa 1 CD oo MP3 ah & Galka uu ku jiro oo ay ku dhanyihiin 19 darsi oo Kitaabka laamiyatul-afcaal ( sharaxa badridiin ibnimaalik) ka kooban yahay midkiibana soconayo muddo saacad (60 min) ah.
Hadii aad kumpuyuutar ku dhagaysaneysid duruustaan waxa cd-ga ku duuban barnaamij kitaabka laamiyatu afcaal oo maqal & muuqaal ah taas macanheedu waa kitaabka uma baahnid. Halkan Ka Tijaabi Codka Kitaabka!
Horudhaca hore ee barnaamijka
Wajahadda Hore ee Barnaamijka
Gabayga lamiyada oo maqal & muuqaal ah
Manshuuraadka Maktabadda