Qiimaha: $12.00 Qiimaha aan gadno: $9.60
Kawaakibu-duriyah (naxwe)
Sh. C/qaadir Cukaasha
Waa 1 CD oo MP3 ah & Galka ay uu ku jiro oo ay ku dhanyihiin 37 darsi oo Kitaabka Kawaakibuduriyah oo ah mutamimada Aajaruumiyada ka kooban yahay midkiibana soconayo muddo saacad (60 min) ah.
Hadii aad kumpuyuutar ku dhagaysaneysid duruustaan waxa cd-ga ku duuban barnaamij kitaabka Kawaakibuduriyah oo maqal & muuqaal ah taas macnaheedu waa kitaab uma baahnid. Halkan Ka Tijaabi Codka Kitaabka!