Qiimaha: $16.00 Qiimaha aan gadno: $12.80
Kitaabu-tawxiid & Usulusalasah
Sh. M. C. Umal & Sh. Yusuf Aden Waa 1 CD oo MP3 ah & Galka uu ku jiro oo ay ku dhanyihiin 42 darsi oo uu ka kooban yahay Kitaabka Kitaabutawxiid (matniga fatxulmajiid ee sh. M. Cabdiwahaab) & 5 daris oo uu ka kooban yahay kitaabka: Usuulusalaasah ee Sh. Maxamed Cabdiwahaab oo ay wehliyaan shuruudusalaad & Qawaacidul-arbaca ee uu isla sheekhu alifay Allaha u naxariistee.
Halkan Ka Tijaabi Codka Kitaabka Kitaabutawxiid!
Halkan Ka Tijaabi Codka Kitaabka Usuulu-salaasah!
Barnaamijka wuxuu ka kooban yahay
Wajahadda Hore ee Barnaamijka
Sharaxa Kitabutawxiid Sh. Yusuf Aden
Sharaxa Usulusalaasah Sh. Yusuf Aden