Qiimaha: $11.00 Qiimaha aan gadno: $8.80
Dhibaatooyinka Carabka
Sh. Maxamuud Shible
Muxaadaradaan Qiimaha badan wuxuu sheekhu si faahfaahsan uga hadlayaa khatarta uu leeyahay carabka & sida ay suuragalka u tahay inuu ruuxu ku halaagsamo carabkiisa sababtiisa haduu kusii daayo waxayaaba alle ka xarimay sida xanta, beenta, laqwiga iwm
waa 1 cajal oo video ah oo arjinala ah & galka uu ku jiro
Halkan Ka Tijaabi Codka Kitaabka!