Qiimaha: $11.00 Qiimaha aan gadno: $8.80
Dardaarankii Nabiga ee Dumarka
Sh. M. Cabdi Umal
Muxaadaradaan Qiimaha badan wuxuu sheekhu si faahfaahsan uga hadlayaa dardaarankii & balantii Nabiga (scw) la galay haweenka muslimaadka ah .
Waana masalo haweenku inay ogaadaan ay mihiim tahay
Waa 1 cajal oo video ah oo arjinala ah & galka uu ku jiro
Halkan Ka Tijaabi Codka Kitaabka