Qiimaha: $11.00 Qiimaha aan gadno: $8.80
Xuquuqda Muslimiintu iskuleeyihiin
Sh. C/rashiid Cali SUufi
Muxaadaradaan Qiimaha badan wuxuu sheekhu si faahfaahsan uga hadlayaa xuquuqda ay isku leeyihiin dadka muslimiinta ah, taas oo laga doonayo ruux kasta oo muslim ah inuu u guto walaalkiisa muslimka ah
waa 1 cajal oo video ah oo arjinala ah & galka uu ku jiro
Halkan Ka Tijaabi Codka Kitaabka