Qiimaha: $1.50 Qiimaha aan gadno: $1.20
Caday Xidid ah oo qoyan
Afkana waa u nadaafad Allena (sw) waa raaligaliyaa ! Waa caday xidid dabiici ah oo qoyan (bac ku jira asaga oo qoyan sidii asagoo hadda lasoo gooyey oo kale) aadna ugu wanaagsan cadayashada 1 xabo oo kaligiis ah qiimihiisu waa 1$ baakadiina waxaa ku jra 20 xabo qiimahooduna waa 18$