Welcome Guest [Login | Register]
Information
Allaabaha: 637
Qeybaha: 53
Lacagta: US Dollars
Lacagaha

  Mailing List
  Adeega Maktabada
Rikoor Yar oo memory weyn leh
Rikoor Yar oo memory weyn leh

Rikoor Yar oo memory weyn leh

Qiimaha: $45.00
Qiimaha aan gadno: $36.00

Kode Allaab: RIKT35
Ku jirta Allaab 

Inta xabo:

Bookmark and Share



Warbixin Allaab

Rikoor Yar oo memory weyn leh
Ku dhagayso duruustada iyo muxaadarooyinkaaga


Magaca Kitabka: Rikoor Yar oo memory weyn leh
Fandka laga alifay: Qalab ectronic
Cidda Aliftay Kitaabka:
Cidda Sharaxday:
Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi /English

Faah-faahin kooban:

Waa Rikor xajmi ahan aad u yar oo sacabkaaga aad saari kadho samaacad aad u xoogbadan oo ay codkeeda maqlayaan cid kasta oo illaa 10 talaabo u jidha matana batari  kan mobail ka oo kale ah oo aad u jaajgareyneyso sidooale waxaa u istcmaali kadhaa memory carka mobailada oo ilaa 16 gb  eeg waxayaabaha uu leeyahay waxaa ka mid ah
1-Waxaa loo isticmaali kadraa memory card illaa 16 gb ah oo ku shaban kadho , quraan, tafsiir, muxaadaroyin, iyo duruus kalaba
 2-Wuxuu leeyahay batari kan mobailka oo kale ah oo aad u jaajgareyneyid muddo dheerna ku haynaya
3-wuxu leeyahay samaacad xog badan oo aad adiga iyo dakaleba ka dhagaysan kadhaan maadada rikoorka ka shidan
4-xajmigiisu aad ayuu u yaryahay oo wuxuu leg yahay koobka shaha ee dhoobka ah
5-wuluu leeyahy raadiye FM ah oo aadka dhagaysan kadho raadiye yaasha maxaliga ah
6-Nooc k mid ah rikorkaan wuxuu leeyahay meel laga galiyo USb flash aad uga kaaftoomeyso memory


Macaamiisha iibsaday Rikoor Yar oo memory weyn... waxay sidoo kale iibsadeen:
Dambiisha Adeega
Dambiishaadu Waa Faaruq.
Allaabta: 0
Total: $0.00


Bandhigga Maktabadda Maanta ee Mu,tamarka Gotonborg 27/06/2013 - 01/07/2013 & Qiimo Jabin ilaa 30% ah ee Ha Moogaan
Adress | Heimdalsgade 10 | 2200 KBH N | Denmark | Tlf.: +45 35840301 |Viber/Whatisup.: +45 91709191| E-mail: mmaanta@hotmail.com