Welcome Guest [Login | Register]
Information
Allaabaha: 637
Qeybaha: 53
Lacagta: US Dollars
Lacagaha

  Mailing List
  Adeega Maktabada
Saacadda Adinta 1150 oo magaalo
Saacadda Adinta 1150 oo magaalo

Saacadda Adinta 1150 oo magaalo

Qiimaha: $50.00
Qiimaha aan gadno: $40.00

Kode Allaab: SAAM63
Ku jirta Allaab 

Inta xabo:

Bookmark and Share



Warbixin Allaab

Saacadda Adinta 
1150 oo Magaalo

Magaca Kitabka: Saacaadda Adinta 
Fandka laga alifay: Qalab ectronic
Cidda Aliftay Kitaabka:
Cidda Sharaxday:
Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi /English

Faah-faahin kooban:

Waa saacad darbiga lagu dhajin karo sidoo kale miis iwm la sari karo si otomaatig ahna shanta salaadood u adimaysa waxayabaha ay leedhay waxaa ka mid ah
1-Waxay adimaysaa 5 salaadood si otomaatig ah adin dhamaystiran
2-Waxay sheegaysaa taariikhda Miilaadiga ah iyo tan hijriga ah
3-.Tilmamidda jihada Qibladu ay kaajidho
4-Magaalooyinka aduunka intoda badan horay ugu brogarmgaraysan yihiin 1150 magaalo
5-Nal ayey leedahay Habeynkii kuu ifaya markaad eegayso saacadda
6-Codka adinka meel laga gaabiyo ayey leedahay


Macaamiisha iibsaday Saacadda Adinta 1150 oo m... waxay sidoo kale iibsadeen:
Dambiisha Adeega
Dambiishaadu Waa Faaruq.
Allaabta: 0
Total: $0.00


Bandhigga Maktabadda Maanta ee Mu,tamarka Gotonborg 27/06/2013 - 01/07/2013 & Qiimo Jabin ilaa 30% ah ee Ha Moogaan
Adress | Heimdalsgade 10 | 2200 KBH N | Denmark | Tlf.: +45 35840301 |Viber/Whatisup.: +45 91709191| E-mail: mmaanta@hotmail.com