Qiimaha: $12.00 Qiimaha aan gadno: $9.60
Jaziiratu-nuur
Qisadii Jazirtu-nuur (wilkii yaraa iyo deeradii)
Waa filimi kartoon oo ku saabsan wiil yar oo ku nool jaziirad waxa aan xaywaan ahayn joogin kuna barbaraya ugu dambeyntana marka uu hanaqaado aqoonsanaya Allaah jiritaankiisa asga oo cidna aysan waxba u sheegin.
wuxuu ku duuban yahay 1 DVD
Halkan Ka Tijaabi Codka Kitaabka Usuulu-salaasah!