Qiimaha: $13.00 Qiimaha aan gadno: $10.40
Salaaxudiin Al-ayuubi ( Xoreeyihii Qudus)
Filmi kartuun ah
Luqadda: Af-carabi
Faah-faahin
Dvd-gaan waxaa ku duuban filim kartuun ah oo ka sheekeynaya taariikhdii Hogamiyihii muslimka ahaa ee Salaaxudiin Al-yuubi ee asaga iyo cidamadii muslimiinta ahaa ee uu hogaaminayey ay furteen qudus kana safeeyeen cadawgii kusoo duulay ee muddada gumeysanayey