Welcome Guest [Login | Register]
Information
Allaabaha: 637
Qeybaha: 53
Lacagta: US Dollars
Live Help
Lacagaha

  Mailing List
  Adeega Maktabada
Muwasacatul-adfaal (Barnamijyada caruurta)
Muwasacatul-adfaal (Barnamijyada caruurta)

Muwasacatul-adfaal (Barnamijyada caruurta)

Qiimaha: $12.00
Qiimaha aan gadno: $9.60

Kode Allaab: MUWM39
Allaabtan weli nama soo gaarin



Warbixin Allaab

Muwasacatul-adfaal (Barnamijyada caruurta)


Waa cd kumbuyuutar lagu istiacmaalo oo loogu tala galay ilmaha  kana kooban dhawr barnaamij oo ilmaha nacfi u leh
Barnaamijku wuxuu ilmaha si sahalan oo xiise leh u barayaa
1-Qoridda & Kicinta xuruufta carabiga ah.
2-Qorida & Kicinta lambarada carabiga ah & waliba barashada iskugeynta iyo kala-jaridda.
3-Tartanno midabeyn sawiro & isku rakibid sawiro ( sawir la jarjaray oo la isku aadinayo taas oo kor u qaadeysa xusuusta ilmaha)
4-Barashada waysada & Salaadda oo maqal iyo muuqaal ah
5-Xifdinta 5 Juz ee quraanka ugu hooseysa
6-Adkaar & Ducooyin

Luqadda uu ku baxayo waa: Af-carabi


Macaamiisha iibsaday Muwasacatul-adfaal (Barna... waxay sidoo kale iibsadeen:
Dambiisha Adeega
Dambiishaadu Waa Faaruq.
Allaabta: 0
Total: $0.00


Bandhigga Maktabadda Maanta ee Mu,tamarka Gotonborg 27/06/2013 - 01/07/2013 & Qiimo Jabin ilaa 30% ah ee Ha Moogaan
Adress | Heimdalsgade 10 | 2200 KBH N | Denmark | Tlf.: +45 35840301 |Viber/Whatisup.: +45 91709191| E-mail: mmaanta@hotmail.com