Qiimaha: $10.00 Qiimaha aan gadno: $8.00
Aas-aaska Dugsiyada Qurbaha
C/qaadir Cumar Aaden (ciye)
Waa buug af-soomaali ku qoran kaas oo qoraagu ku qaadaal dhigay dhibaatooyinka soo foodsaara ardaysda dhigata dugsiyada quraanka ee qurbaha kuwaas oo saameyn xun ku yasha hanaqaadka waxbaashadooda, sidoo kale wuxuu qoraagau ku khatimay kitaabkiisa xalka dhibaatooyinka iyo qaabka looga gaashaaman karo buugaan wuxuu ka koban yahay 55 bog oo waa weyn. Qoragu wuxuu muddo dheer wax ka dhigayey dugsiyada quraanka ee qurbaha