Welcome Guest [Login | Register]
Information
Allaabaha: 637
Qeybaha: 53
Lacagta: US Dollars
Lacagaha

  Mailing List
  Adeega Maktabada
Fataawaha Dumarka Af-Soomaali
Fataawaha Dumarka Af-Soomaali

Fataawaha Dumarka Af-Soomaali

Qiimaha: $25.00
Qiimaha aan gadno: $20.00

Kode Allaab: FATB11
Allaabtan weli nama soo gaarin



Warbixin Allaab

Fataawaha Dumarka Af-Soomaali

Su,aalo & Jawaabo ku saabsan axmaanta haweenka


Kitaabkaan: 244 su,aalood oo dad muslimiin ah ay dalbadeen in looga jawaabo
-Jawaabaha su,aalahaan waxaa ka jawaabay
1-ibnu-taymiyah
2-ibnu Cutheymin
3-Ibnu Jibrin iyo Guddiga Joogtada ah ee iftada Sacuudiga

QAYBAHA KITAABKAAN KA KOOBAN YAHAY
* Caqiidada
* Is-daahirinta
* Caadada/ Dhabarfuranka
* Salaadda
* Nijaasada
* Soonka
* Sekada
* Xajka
* Udxiyada
* Guurka
* Wadadhaqanka qoyska
* Furitaanka
* Asayda
* Nadarka
* Dhaarta
* Labiska / xijaabka
* Dahabka
* Akhlaaqda
* Salaanta
* Dhaxalka
* iyo arimo kale
wuxuu ku qoran yahay AF-SOOMAALI


Macaamiisha iibsaday Fataawaha Dumarka Af-Soom... waxay sidoo kale iibsadeen:
Dambiisha Adeega
Dambiishaadu Waa Faaruq.
Allaabta: 0
Total: $0.00


Bandhigga Maktabadda Maanta ee Mu,tamarka Gotonborg 27/06/2013 - 01/07/2013 & Qiimo Jabin ilaa 30% ah ee Ha Moogaan
Adress | Heimdalsgade 10 | 2200 KBH N | Denmark | Tlf.: +45 35840301 |Viber/Whatisup.: +45 91709191| E-mail: mmaanta@hotmail.com