Welcome Guest [Login | Register]
Information
Allaabaha: 637
Qeybaha: 53
Lacagta: US Dollars
Lacagaha

  Mailing List
  Adeega Maktabada
Kajoogso Qofka Ashahaadanaya
Kajoogso Qofka Ashahaadanaya

Kajoogso Qofka Ashahaadanaya

Qiimaha: $15.00
Qiimaha aan gadno: $12.00

Kode Allaab: KAJV2
Ku jirta Allaab 

Inta xabo:

Bookmark and Share



Warbixin Allaab

Kajoogsada Qofka Ashahaadana si xaq ah mooyee
Sh. Shariif C/nuur Shariif Xasan

Magaca Kitabka:   Ka Jogsada Qofka Ashaxaadanaya
Fandka laga alifay:     Diini
Cidda Aliftay Kitaabka: C/qaadir Cabdille Diini
Cidda Sharaxday
Luqadda uu ku qoran yahay
 Af-Soomaali

 

 Faah-faahin kooban:
Kitaabkaan oo asalkiisi ahaa muxaadarooyin silsilad ah oo uu jeediyey Waayeelka culumada soomaaliyeed Sheekh Shariif C/nuur Shariif Xasan Allaha xifdiyee, ayaa qoruhu wuuxu u badalay kitaakaan qiimaha badan kadibna ku dul akhriyey sheekha muxaadarooyinka asalkooda jeediyey ee Sheekh Shariif C/nuur islamarkaana, uu sheekhu ogolaaday in la daabaco si ay uga faaiideysato bulshada soomaaliyeed.

Kitaabku guud ahan wuxuu sheekhu ku qeexayaa xugunka xurmada ay leedahay nafta iyo dhiiga qofka muslimka ah iyo in aysan banaaneyn in loogu xadgudbo si xaqdaro ah , sheekhu wuxuu u cuskanayaa qormadaan nusuus sharci ah oo iskugu jirta quraan, axaadiis saxiix ah , ijmaac iyo aqwaashii salafka ummaadda.

 


Macaamiisha iibsaday Kajoogso Qofka Ashahaadan... waxay sidoo kale iibsadeen:
Dambiisha Adeega
Dambiishaadu Waa Faaruq.
Allaabta: 0
Total: $0.00


Bandhigga Maktabadda Maanta ee Mu,tamarka Gotonborg 27/06/2013 - 01/07/2013 & Qiimo Jabin ilaa 30% ah ee Ha Moogaan
Adress | Heimdalsgade 10 | 2200 KBH N | Denmark | Tlf.: +45 35840301 |Viber/Whatisup.: +45 91709191| E-mail: mmaanta@hotmail.com