Welcome Guest [Login | Register]
Information
Allaabaha: 637
Qeybaha: 53
Lacagta: US Dollars
Lacagaha

  Mailing List
  Adeega Maktabada
25 Muxaadaro oo xul ah
25 Muxaadaro oo xul ah

25 Muxaadaro oo xul ah

Qiimaha: $12.00
Qiimaha aan gadno: $9.60

Kode Allaab: 25 D55
Ku jirta Allaab 

Inta xabo:

Bookmark and Share



Warbixin Allaab

25 Muxaadaro oo xul ah

Magaca Barnaamijka:   25 Muxaadaro oo kul ah 


Fandka laga alifay:     Muxaadarooyin Af-soomaali
Culumada: Sh. Shariif C/nuur, Sh. M Cabdi Umal, Sh. Maxamed Idriis, Sh. Mustafe X. Ismaaciil,  Sh. Maxamud Shible, Sh. Maxamed-Rashaad, Sh. M. A. Boqolsoon
Cidda Sharaxday
Luqadda ay ku baxayaan: Af-Soomaali

 

 

 

 

 Faah-faahin kooban:

Waa 25 muxaadaro oo xul ah taabanayana dhinacyada kala duwan ee nolosha qofka muslimkaah
Sida Cibaadaadka, Qoyska, Akhlaaqda, Iyo Akhiro iyo geeri wixii ka dambeeya waxaana ka mid ah muxaadarooyinka

Kusugnaanshaha diinta xiliga dhibaatada, Nolosha iyo Imaanka, Xaqa Waaridka, Xaqa labada isqaba, Xaqa Caruurtu ku leeyihiin waalidkood
Hamiga Qofka Muslimka ah, Mustaqbalka Islaamkaa leh, Xaraanimada Joogista wadamada gaalada, Kaalinta Masaajidka, wanaagga Islaamka
Iyo wuxaadarooyin kale...

Muxaadarooyinkaan oo u duuban nidamka MP3 waxay kuu suuro galinayaan inaad ku dhagaysato DVD-playerska Mp3-playerska sidoo kale axada ku shuban kadhaa moobilkaaga

 


Macaamiisha iibsaday 25 Muxaadaro oo xul ah... waxay sidoo kale iibsadeen:
Dambiisha Adeega
Dambiishaadu Waa Faaruq.
Allaabta: 0
Total: $0.00


Bandhigga Maktabadda Maanta ee Mu,tamarka Gotonborg 27/06/2013 - 01/07/2013 & Qiimo Jabin ilaa 30% ah ee Ha Moogaan
Adress | Heimdalsgade 10 | 2200 KBH N | Denmark | Tlf.: +45 35840301 |Viber/Whatisup.: +45 91709191| E-mail: mmaanta@hotmail.com