Qiimaha: $12.00 Qiimaha aan gadno: $9.60
Xilyatu daalib Al-cilmi Sh. M saalix Alcuthaymiin
Magaca Kitabka: Sharaxa Xilyatu daalib alcilmi Fandka laga alifay: Diini/ Cidda Aliftay Kitaabka: Bakar Abuu zeyd Cidda Sharaxday: M. Saalix Alcuthaymiin rl Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi
Faah-faahin kooban: Kitaabkaan wuxuu mualifku ku qeexayaa aadabta laga doonayo ardayga cilmiga sharciga dalbaya in uu isku qurxiyo waana kitaab ka mid ah kitaabda ugu qiimaha badan ee fankaan laga alifay