Qiimaha: $14.00 Qiimaha aan gadno: $11.20
Cuddatu Assaabiriin Imaam Ibnul-qayim Al-jawzi
Magaca Kitabka: Cuddatu Assaabirin Fandka laga alifay: Diini/ Cidda Aliftay Kitaabka: Ibnulqayim Al-jawzi Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi
Faah-faahin kooban: Kitaabkaan wuxuu mualifku ku sharxayaa samirka iyo qiimaha uu leeyahay iyo dadka samra alle agtii abaalka ay ku leeyihiin