Qiimaha: $15.00 Qiimaha aan gadno: $12.00
Sunan Al-mahjuraha wa badac Al-manshuurah Axmed Asaqabi
Magaca Kitabka: Sunan Almahjurah Fandka laga alifay: Diini/ Cidda Aliftay Kitaabka: Axmed Asaqabi Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi
Faah-faahin kooban: Kitaabkaan wuxuu mualifku usoo aruuriyey sunnada laga tagay ee sharcigu faray iyo bidcooyinka faafay ee dadku ay diinta ka dhigteen