Qiimaha: $15.00 Qiimaha aan gadno: $12.00
Istamtic bixayaatika Dr. Maxamed Cureyfi
Magaca Kitabka: Istamtic bixayaatika Fandka laga alifay: Diini/ Cidda Aliftay Kitaabka: Dr. muxamed cureyfi Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi
Faah-faahin kooban: Kitaabkaan waa kitaab ka mid ah kitaabada sheekh maxamed cureyfi kuwa ugu qiimaha badan wuxuuna si itus oo itaabo ah kaga dhaadhicinayaa in noloshu ay aad u macaantahay una qurxoontahay hadii aad garaneyso si loo noolaado oo loogu raaxaysto noloshaada wuxuu kaloo hoosta ka xariiqayaa in dadka noloshu inay adagtahay oo dhib badantahay qaba ay yihiin kuwa aanan garaneyn sida ay noloshooda u isticmaalaan