Qiimaha: $14.00 Qiimaha aan gadno: $11.20
Nidaa,aatu Raxmaan Sheekh. Abubkar Al-jazaa,iri
Magaca Kitabka: Nidaa,aatu raxmaan Fandka laga alifay: Diini/ Cidda Aliftay Kitaabka: Sh. Abuubakar Al-jazaa,iri Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi
Faah-faahin kooban: Kitaabkaan mu,alifku wuxuu kusoo aruuriyey dhamaan ayaadaha alle uu kula hadlay dadka muminiinta( ayadaha yaa ayuha ladiina aamanuu ku bilowda) ah ee kitabka quraanka kusoo arooray islamarkasna uu tafsiir waafi ah saaray