Qiimaha: $50.00 Qiimaha aan gadno: $40.00
Zaad Almicaad fi Hadyi Khayril Cibaad (3 mujallo) imaam Ibnulqayim Aljawzi
Magaca Kitabka: Zaad Almicaad fi Hadyi Khayril Cibaad (3 mujallo) Fandka laga alifay: Taariikh/siiro Cidda Aliftay Kitaabka: Imaam Ibnulqayim Al-jawzi Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi -
Faah-faahin kooban:
Kitaabkaan qiimaha badan waa kitaabka caanka ah ee zaadul micaad ee uu alifay imaam ibnulqayim aljawzi si wanaagsanna ugu qeexay hadiyii nabigeenna scw ee qaybaha kala duwan ee nolosha qofka waana kitaab ka mid ah kitaabad fankaan laga alifay kuwa ugu qiimiga badan