Qiimaha: $22.00 Qiimaha aan gadno: $17.60
Jaamic Rasaail wa duruus Cilmiyah Sheekh C/casiis Alashaakh
Magaca Kitabka: Jaamic Rasaail wa duruus cilmiya Fandka laga alifay: Mawaadiic kala duwan Cidda Aliftay Kitaabka: Sheekh C/casiis Aalsheekh Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi -
Faah-faahin kooban:
Kitabkaan waa lagu aruuriyey rasaaisha kala duwan ee cilmiga iyo tarbiyadaah ee uu alifay sheekh c/caiiis aalsheekh .