Qiimaha: $15.00 Qiimaha aan gadno: $12.00
Xaadil arwaax illaa baldil afraax Imaam Ibnul-qayim Al-jawzi
Magaca Kitabka: Xaadil arwaax ilaa baladil afraax Fandka laga alifay: Diini/ Cidda Aliftay Kitaabka: Ibnulqayim Al-jawzi Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi
Faah-faahin kooban: Kitaabkaan wuxuu ku si qurxoon aad u macaanu mualifku uga sheekeynaya darajaadka janno ee alle u yaboohay adomadiisa qof kasta oo akhriyaana naftiisu way jeclaysan