Qiimaha: $18.00 Qiimaha aan gadno: $14.40
Islaamiyah laa wahaabiyah Dr. Nasir Cabdikarim Cuqayl
Magaca Kitabka: Islaamiyah laa wahaabiyah Fandka laga alifay: Diini/ Cidda Aliftay Kitaabka: CDr. Naasir Cabdikariim Cuqayl Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi
Faah-faahin kooban: Kitaabkaan wuxuu mualifku ku qeexayaa mahajka toosan ee laga dhaxalay salafkii ummadda ee ku saleysan kitaabka iyo sunnada saxiixa ah wuxuuna hoosta ka xariiqayaa in ahlubidacu ay magacyo kale u baxshaan si ay uga didiyaan dadka sida in ay dhahaan wahaabiyah, mujazimah iwm arintasina aysan xaqqa waxba u dhimayn.